Labadii sanee nasoo dhaafey brandkii waxey sameenaysay isbadalo iyo hormar joogta ah, waxey marwalbana tixgalineysay in ay la jaanqaado suuqa cusub. Dhamadkii sanadkii dhawaa 2018 ayaa shirkada brandkii waxey sameesay xog ururin ku saabsan fahanka dadka magacayga brandkii iyo adeegyadayabada
Waxaa nooo soo baxdey
- In ay dadka ku adkaatey akhrinta magaca astaantaydu u nashqadeysantahey
- Midabka shirkada oo u baahdey in la furo
Arimahan waxey nagu qasabeen anakoo tixgalineyna fahanka macaamiishayada inaanu rebrand ku sameenayno sumadayada ganacsi, waxaanu badalney labadan dhinac
- BRANDKII oo sidan u qorneyd waxaanu u qorney (Brandkii) si dadku labada xaraf ee ugu danbeyo u akhrin karaan.
- Waxa kale oonu badalney hal-hays kayagii oo ahaa “Impowering Your Business” una badalney “Exploring New Ideas” madaamo aanu soo kornidey adeegyo cusub oo ay ka mid yihiin (Influencer marketing, Event branding & App development) sidoo kale aanu ka baxney xeyndaabkii ahaa inaanu u adeegno ganacsiyada kaliya oonu imika u adeegayno dhamaan (Ganacsiygada, Barnaamijyada, Ashkaasta iyo Ururada).
- Midabka oonu furney xooga kana dhigney mid soo jiidasho leh.
Old Logo New Logo
Sideed u aragtaa isbadalkan ku imid astaantayada ganacsiga? Fadlan noo reeb fikirkaaga
Comments are closed.