Kalmada sumad marka afka qalad lagu sheego waa (logo), dadka intooda badan markey arkan sumad waxey xasuustaan shirkada iska leh sumadan ee lagu aqoonsado, Sumadu kaliya uma ahan wax lagu xasuusto shirkada sido kale waxey u tahey wajiga koobad ee qofku ka arko shirkada, waanad ogtahey wajiga inuu go,aamiyo waxa uu qofku ka aminayo shirkada.
Dadbadan ayaa kaliya u qaata sumadu iney tahey calaamad shirkad sameesatey yadoo wax faa’iida u laheyn lakin fikirkasi way qaldantahey sababta ayaa ah shirkadaha ugu waaweyn aduunka waxey isticmaalan calaamad ama sumad lagu aqoonsado taas oo u sahashey iney macaamiishoda ama dadka aqonta u lihi markey sumada arkaan isla markaba ay xasuustaan shirkadaas, tusaale haan markad aragto tufaax dhan go,an (Apple) isla markaba waxa niyadada kusoo dhacaya shirkada (apple) ee manta ka mida ah shirkadaha hogaamiyo aduunka dhanka ganacsiga.
Hadaba waa kuwan 10 ka shirkadood ee loo aqoonsadey iney ugu fiican yihin dhanka sumada marka loo eego shirkadaha kale ee aduunka.
- Nike
- Apple
- McDonald’s
- Coca-Cola
- Microsoft
- Pepsi
- Amazon
- Target
Hadaba adigu ma u sameesey ganacsigag sumad (logo) ay dadku ku aqoonsadaan sidoo kale xasuus ku reebta qalbiyadooda ?
Hadii aad u bahaantahey in lagu sameeyo sumad qurux badan oo soo jiidaneysa indhaha dadka sido kale xasuus ku reebeysa qalbiyada dadka, Shirkada Brandkii ayaa ku balan qadeysa adeegan waliba qiima jaban oo macquul ah kugu sameenaysa.
Waxaan rabaaa inaan yeesho sumad iii gaar ah waxaana u rabaaa ganacsigayga ooo ka shaqeeeya dhowr magaalo oo waa aweyn sida bosaso garawe lascanod
Waxaana u rabaaa shaanbad ahaaan
Minimarket kayguna waaaaaa Bulhan minimarket
Wad ku mahadsantahey codsigaga si gaar ah ayaan kula soo xidhiidheynaa.
Kuso dhawoow brandkii