Labadii sanee nasoo dhaafey brandkii waxey sameenaysay isbadalo iyo hormar joogta ah, waxey marwalbana tixgalineysay in ay la jaanqaado suuqa cusub. Dhamadkii sanadkii dhawaa 2018 ayaa shirkada brandkii waxey sameesay xog ururin ku saabsan fahanka dadka magacayga brandkii iyo adeegyadayabada Waxaa nooo soo baxdey In ay dadka ku adkaatey akhrinta... read more →
Jan
30
Dec
30
Sanadkani waxa uu ku dhawyahey gabogabo, waxanan rabnaa inan dib uyara milicsano guulihii isdaba jooga ahaa ee shirkada Brandkii ay gaadhey iyo cashiradii badnaa ee anu ka baraney. Sanadkani waxaa uu ahaa mid wata dhamaan guulo iyo guuldaraba intaba, waxaanse ku xasuusan doona guulihii aadka u badnaa eenu ka gaadhney... read more →
Sep
16
Job Description We are looking for a Web Developer to build and maintain functional web pages and applications. Web Developer is responsible for designing, coding and modifying WordPress websites, from layout to function and according to a client's specifications. Strive to create visually appealing sites that feature user-friendly design and clear... read more →
Jan
26
Dad badan ayaa su'aashan ku waydiineya "Imisa lacag ah ayaan ku shubta bogayga facebook yagoo raacinaya waliba su'aalo ay ka mid yihiin hadaan intaa ku shubto imisa Like ayuu helayaa bogaygu", waxaad mooda in ay xisaabtan ku jiraan oo ay rabaan dhaqaalahey galinayaan in markaba wax usoo celiyo. Hadaba xaajadu... read more →
Jan
26
Su'aal ayaa waxa nasoo waydiiyey qof ka mid ah macaamiishayada, inta badana dadku su'aashan way na waydiiyaan sidan ayay su'aashu u dhigantahey. Bahda Brandkii waxaan rabaa inaad arintan iga jaahil bixisaan, Waxaan bilaawey in aan xayaysiin ku sameeyo bogayga aan ku leyahey Facebook waxaanan ku shubey lacag dhan $100 doolar... read more →
Aug
02
Inta badan dadku ma dareemaan faa'iidada uu leyahey kaarka shaqada lakiin marka qof ku waydiiyo nambarkaaga ama iimaylkaaga waxaad markaba raadisaa meel aad ugu reebto xogtaas qofka ku waydiyay, laga yaaba in teleefankagu dansanyahey sidoo kale aad hore u arki waydo warqad iyo qalin kaa ag dhaw, waxa meeshaas ku... read more →
Apr
22
Laga yaabaa inaad is weysiideso ujeedada ama yoolka laga leeyahey in uu ganacsigaagu lahaado mareeg (website) waana muhiim inaad wax walba ood dhaqaale iyo wakhti galineysa aad u jeedo cad ka lahaato, Hadaba marka aad ganacsigaaga u sameeneysid mareeg (website) waxaa muhiim ah inaad mar walba ka fikirto (5) shan... read more →
Apr
22
Marka ugu horeeysa eed u baahato inaad sameesato mareeg (web design) maxa ku soo deg dega maskaxdaada? hubaal waxa kugu soo dhaco inaad raadiso qof aad garaneyso oo sameen kara mareeg (website), haba kugu soo dhacdo inaad raadiso qof lakiin se halkeed ka raadisaa qofkaa? waan hubaa inaad qofkaa aad... read more →
Apr
15
Waxa ay ganacsato badani is-weydiiyeen su’aashan, iyaga oo ka fikiraya heerka aqooneed ee ay u leeyihiin alladaha tiknolojiyada iyo heerka aqooneed ee ay macaamiishodu u leeyihin isticmaalka intarnatka ayaa waxa ay inbadan oo ka mid ahi isku qanciyeen inaysan wakhti xaadirkan ganacsigoogu u baahneeyn mareeg (website). Hadaba jawaabtu way ka... read more →
Feb
07
Shirkada badan ayaa isticmaala aaladaha Facebook, Twitter iyo Linkedin lakin uma isticmaalaan inay ku xayaysiistan ganacsigooga. Sidan wada ognahey aaladahan ayaa ah goobo ay dadku iskugu imadaan si fududna aad ku gaadhsiin karto dadka ganacsigaga. Hoos ka dheeho dhawr wado oo ku sahlaya inad ganacsigaga ku dhex xayaysiiso baraha bulshada... read more →